Meet Our Team

Our News and Media

Articles
Muhiimadda Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha

Soddankii sano ee ugu dambeeyey dunida waxaa ka dhacay isbadallo waaweyn oo dhaqan dhaqaale ah.

Dhowrista Xogaha Caafimaad

Kor-u-kaca adeegsiga teknaloojiyadda ee bahda caafimaadka iyo dhibaatooyinkii waaweynaa ee cudurada.

Xuquuqda Asturnaanta Xogta Shakhsiga Ah

Laga soo bilaabo 1960-naadkii, waxaa la sameeyay mabaadii’da jaangooya uruurinta iyo maareynta xogaha gaarka ah

Doorka Sarakisha Xogta

Saraakiisha Dhowrista Xogta waxay udub-dhexaad u yihiin sare-u-qaadiidda halbeegyada dhowrista xogta ee ka dhex jira hay’adaha ay ka hawlgalaan.

Saameynta Dhaqaale iyo Ganacsi ee Xogta

Guud ahaan dhaqaalaha iyo ganacsiga dunida ee xilligaan waxa uu ku tiirsan yahay xogta dadka, si uu u fududaado dhaqaalaha dhigitaalka ah.